![]() IID MUBAARAK (Disember 19, 2007 Baardhere.com) Waxaan halkan ka salaamayaan dhamaan Akhristayaasha shabakada baardhere.com waxaana idin leenahay Ciid Wanaagsan meel kasta oo aad Joogtaan. Waxaan si gaar ah tahaniyad ugu direynaa bahda Jameecada Baardhere, Waxaan Ilaahay ka baryaynaa in sanadkan sanadkiisa uu nagu gaarsiiyo Bash bash iyo Barwaaqo, Cimri dheer iyo Cibaado suuban (Kulu Caam Wa Antum Bikhayr). webmaster@baardhere.com |