Maxaad ka taqaan Beelaha ay ka kala soo jeedaan 

Xubnihii Golaha Wasiirada Cusub ee uu ku dhawaaqay Col. Nuur Cadde
Wasiirada: DM DAROOD HAWIYE DIR B-5aad
1-Xil. Saalim Caliyow Ibrow Ra'iisul wasaare Kuxigeen ahna Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare (Digil/ Jiido) 1    
2-Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf Ra'iisul wasaare Kuxigeenka Ahna Wasaaradda Dastuurka.(Dir/Isaaq Garxajis)     1  
3-Xil. Maxamed Cali Xirsi Ra'iisul Wasaare Kuxigeen ahna Wasaaradda Howlaha Guud & Gur.(Hawiye, H/gidir Sacad)   1  
4-Xil. Cali Maxamed Maxamuud Xareed Wasaaradda Dalxiiska (Beesha Carab Maxamuud Saalax)     1
5-Xil. Khadiija Maxamed Diiriye Wasaaradda Haweenka (Beesha 5aad/ Yaxar)     1
6-Mr. Cabdiraxman Cabdi Xuseen Wasaaradda Warfaafinta (Beesha 5aad Reer Aw Xasan)     1
7-Xil. Ismaciil Maxamuud Hure Wasaaradda Waxbarashada (Dir/Isaaq Garxajir)     1  
8-Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye Wasaaradda Qorsheynta (Dir/Godebiirsi)     1  
9-Xil . Drs. Qamar Aadan Ali Wasaaradda Caafimaadka (Dir/ Surre)     1  
10-Xil. Ismaaciil Axmed Nuur Wasaaradda Gaashaandhigga (Dir/Gaadsan)     1  
11-Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda (Dir/Isaaq H/awal)     1  
12-Xil. Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasaaradda Warshadaha (Dir/Ciise)     1  
13-Xil. Xassan Maxamed Nuur Wasaaradda Amniga Qaranka (Mirifle/ Xariin) 1    
14-Xil. Maxamed Nuuraani Bakar Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha (Digil/Tuni 1    
15-Xil. Ibrahim Isaq Yarow Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta (Mirifle/Garwaale) 1    
16-Mr. Maxamed Cali Xaamud Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga (Mirifle/Jilible) 1    
17-Xil. Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka (Mirifle/ Leysaan) 1    
18-Xil. Madoobe Nuunow M. Wasaaradda Dhallinyada & Isboortiga (Digil/ Dabare) 1    
19-Xil. Cabdi Mohamed Tarah Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta (Daarood/Ogaadeen)   1    
20-Xil. Cali Jaamac Jengeli W/ Was. Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa (Daarood/Dhulbahante)   1    
21-Xil. Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiirka, Was.Gadiidka Badda & Dekedaha ( Daarood/Leelkase   1    
22-Xil. Cabdiraxmaan Jaamac Abdalla W/ Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda (Daarood/ Warsangeli)   1    
23-Xil. Maxamed Yusuf Weyrax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda (Daarood/Majeerteen)   1    
24-Xil. Cabdullaahi Yusuf Maxamed W/ Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta (Daarood/Awrtable)   1    
25-Xil. Cabdirisaaq Isaaq Biixi W/ Wasaaradda DibU dhiska iyo Dib U Dejinta (Daarood/Mareexaan)   1    
26-Xil. Maxamed Maxamuud Guuleed Wasaaradda Arrimaha gudaha (Hawiye, H/gidir/ Saleebaan)   1  
27-Xil. Abdulaahi Axmed Afrax Wasaaradda Ganacsiga (Hawiye. Mudullood/ Waceysle)   1  
28-Xil. Xassan Dhimbil Warsame Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda (Hawiye, H/gidir/Cayr)   1  
29-Xil. Cabdulqaadir Nuur Caraale Wasaaradda Beeraha (Hawiye/ Murusade)   1  
30-Xil. Cali Cabdulaahi Cosoble Wasaaradda Dib U heshiisiinta (Hawiye/Xawaadle)   1  
31-Xil. Muuse Nuur Amiin Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha. (Hawiye/Gaaljecel, Barsane)   1  
TIRADDA AY BEEL WALBA HESHEY 7 7 7 7 3
Wasiir Ku-xigeenada:  
  DM DAROOD HAWIYE DIR B-5aad
1. Xil. Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Beesha 5aad/ Reer Xamar)     1
2. Xil. Xassan Ibrahim Maxamed Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare (Beeshan 5aad/ Ajuuraan)     1
3. Sh. Jamac Xaaji Xuseen Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta (Beesha 5aad/ Jareer Weyne)     1
4. Xil. Axmed Ciise Cawale Yare Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga (Dir/Isaaq H/Awal)     1  
5. Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha (Dir/Isaaq Tol Jecel)     1  
6. Xil. Caasha Cabdullahi Ciise Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska (Dir/Biyamaal)     1  
7. Xil. Cabdirahman Ismail Dirir Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta (Dir/IGodebiirsi)     1  
8. Xil. Maxamed Cabdi Cawad Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta (Dir/Isaaq Arab)     1  
9. Xil.Maxamed Cali Daheeye Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta (Dir/ Ciise)     1  
10. Xil. Xassan Buraale Maxamed Wasaaradda Garsoorka (Dir/Madaluug)     1  
11. Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar Wasaaradda Warshadaha (Mirifle/ Asharaaf) 1    
12. Xil. Cabdi Kaafi Xassan Wasaaradda Ganacsiga (Digil/Garre) 1    
13. Xil. Cabdi Xaaji Yariis Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka (Mirifle/ Eelaay) 1    
14. Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi Wasaaradda Beeraha (Mirifle/ Boqol Hore) 1    
15. Xil. Maxamud Cabdi Xasan (Bekos) Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta (Mirifle/ Hubeer) 1    
16. Xil. Amiin Axmed Sheekh Wasaaradda Maaliyadda (Mirifle/ Gasargude) 1    
17. Xil. Cali Maxamed Nuur Wasaaradda Degaanka (Mirifle/ 5ta Caleemood) 1    
18. Xil. Xassan Cabdi Guure Wasaaradda Dib U heshiisiinta (Daarood/ogaadeen)   1    
19. Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka (Daarood/Leelkase)   1    
20. Xil. Cabdirahman Sh. Ismaaciil Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha (Daarood/Dhulbahante)   1    
21. Xil. Maxamud Axmed Kulalihi Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga (Daarood/ Majeerteen)   1    
22. Ms. Jamila Siciid Muuse Wasaaradda Qorshaynta (Daarood/Majeerteen)   1    
23. Xil. Maxamed Maxamud Indhageel Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta (Daarood/Mareexaan)   1    
24. Xil. Cabdulaahi Bile Nuur Wasaaradda Waxbarashada (Daarood.Majeerteen)   1    
25. Xil. Ciise Weheliye Maalin Wasaaradda Caafimaadka (Hawiye/Murusade)   1  
26. Xil. Salaad Cali Jeelle Wasaaradda Gaashaandhigga (Hawiye/ Mudullood, Harti Abgaal)   1  
27. Xil. Cumar Adan Xassan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha (Hawiye/ Gaaljecel/Dirsame)   1  
28. Xil. Maxamed Sh. Isaaq Abaadir Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha (Hawiye/Gugundhabe, Jajeele)   1  
29. Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax Wasaaradda Warfaafinta (Hawiye/ H/gidir, Saruur)   1  
30. Xil. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone) Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda (Hawiye/Xawaadle)   1  
31. Xil. Bashir Maxamed Aden Wasaaradda Amniga Qaranka.(Hawiye/Sheekhaal)   1  
TIRADDA AY BEEL WALBA HESHEY 7 7 7 7 3
Wasiiru- Dawlayaasha:  
  DM DAROOD HAWIYE DIR B-5aad
1-Xil. Sh. Aden Sh. Maxamed Deer Wasaaradda Dib U heshiisiinta (Mirifle/Luwaay) 1    
2-Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare) Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta (Dir/Habar Jeclo)     1  
3-Xil. Maxamed Maxamud Xeyd Wasaaradda Gaashaandhigga (Beesha 5aad/ Muuse Dheri)     1
4-Xil. Barre Ugaas Wasaaradda Warfaafinta (Daarood/ Ogaadeen)   1    
5-Xil. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Beeraha (Daarood/Majeerteen)   1    
6-Xil. Ibrahim Maxamud Isaaq Wasaaradda Qorsheynta (Mirifle/Macalin Weyne) 1    
7-Xil. Axmed Cumar Gaagaale Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta (Hawiye/ Gudundhabe Baadi Cadde)   1  
8-Xil. Saalax Ismaaciil Sakaawe Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda (Beesha 5aad/ Reer Xamar)     1
9-Xil. Maxamed Xuseen Caddow Wasaaradda Arrimaha Dibedda (Hawiye/Mudullood Ujeejeen)   1  
10-Xil. Bootaan Ciise Caalin Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka (Hawiye/Duduble)   1  
11-Xil. Cabdikariin Cige Guuleed Wasaaradda Maaliyadda (Dir/Godebiirsi)     1  
TIRADDA AY BEEL WALBA HESHEY 2 2 3 2 2

webmaster@baardhere.com
href="http://www.baardhere.com">

www.Baardhere.com