Buundada Baardhere oo burburtey.

Baardhere, 15-Oktober-2007@[baardhere.com]    Waxaa la soo weiyey in buundada baardhere ay gabi ahaanba go'day taas oo sababtey in ay istaageen gaadiidkii iyo dadkii ka gudbi jirey buundadaasi. Buundadii degmada Baardheere oo halbowle dhinaca nolosha ah u aheyd dadka isticmaala iyadoo dadka iyo gaadiidba looga soo gudbaayey deegaano ka tirsan gobolaka Gedo. 

Buundadan oo la dhisey bartamihii todobaatameyadii ayaan heli jirin xanaano iyo dayactir joogta ah iyadoo isla markaana lagu xadgubaayey isticmaalkeeda.

 


Xuquuqda sawirkla waxaa leh shebelle.net

Shabakadda Baardhere.com


webmaster@baardhere.com
href="http://www.baardhere.com">

www.Baardhere.com