Tacsi: Inaa lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun

Anagoo ah Jaalliyada reer Baardhere ee ku nool qurbaha, waxaan halkan tacsi murugo leh uga direynaa dhamaan caruurtii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum  Ahmed Omar Osman Aw Maye oo dhowaan isagoon waxba galabsan lagu dilay magaalada Muqdisho. Waxaan sidoo kale tacsi u direynaa jameecada baardhere iyo dadka yaqaaney marxuumiinta.

Waxaa si qaas ah tacsi halkan uga diraya:

1. Dr Abdirashid Abukar Cusman (Baffo)

2. Abdulaziz Abukar Cusman &

3. Dr. Abdulillah Abukar Cusman 

4. Abdulbari Abukar Cusman iyo dhamman rer Abdukar Cusman

5. Dr. r Cumar Cabdulqadir Sheikh

6. Cabdiraxman Xuseen Sheikh Cali(Dr Inow)

7. Xaajiya Xabiiba Cabduladhif Sheikh )

8. Mukhtar Sheikh Cabdiraxman Irdhe

9. Maxamud Mohamed Eno

 

Waxaa ku duceynaynaa in uu Alle ha u naxariisto, jannana ka waraabiyo, annagana samir iyo iimaann naga wada siiyo! Aamin Aamin Aamin

Shabakadda Baardhere.com


webmaster@baardhere.com

href="http://www.baardhere.com">

www.Baardhere.com