![]() Tacsi: Inaa lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun Anagoo ah Jaalliyada reer Baardhere ee ku nool qurbaha, waxaan halkan tacsi murugo leh uga direynaa dhamaan caruurtii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Walaalkeena Xasan Cumar Sheikh Mursal oo dhowaan ku xijaabtay Baardhere. Waxaan sidoo kale tacsi u direynaa jameecada baardhere iyo dadka yaqaaney marxuumiinta dhammaan. Waxaa
si qaas ah tacsi halkan uga diraya: 1.
Cumar Cabdulqadir Sheikh (Dr Cumarey) iyo xaaskiisa Nurta C/raxman 2.
Cabdulcasis Daahir Shabeel 3.
Ustad Cabdullahi Amiin Sayid Cali iyo xaaskiisa Xalima Sayid 4.
Cabdiraxman Xuseen Sheikh Cali (Dr Inow) 5.
Sahra Cabdulqadir Sheikh 6.
Xaajiya Xabiiba Cabduladhif Sheikh 7.
Fadumo Cabduladhif Sheikh 8.
Mursal Cabdulqadir Sheikh 9.
Safiya Cabdulqadir Sheikh 10.
Maxamed Cabdi Aaney iyo xaaskiisa Raxma Bullow 11.
Xabiba Bullow Sheikh Cabdisalaam 12.
Maxamed Cabdey Cabdisalaam iyo Xaaskiisa Faduma Axmed Nur 13.
Falastiin Maxamed Nuur 14. Mukhtar Sheikh Cabdiraxman Irdhe 15. Maxamud Mohamed Eno 16.
Ibrahim Cabdulqadir Sheikh Waxaa ku duceynaynaa in uu Alle ha u naxariisto, jannana ka waraabiyo, annagana samir iyo iimaann naga wada siiyo! Aamin Aamin Aamin Shabakadda Baardhere.com webmaster@baardhere.com |